Ninkii dharbaaxay Macron oo Maxkamad la soo taagay, kana hadlay sababta ku kaliftay

Damien Tarel oo ah Ninka ku eedeysan inuu goob fagaare ah ku dharbaaxay Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron, ayaa la horgeeyay maxkamad Ninkan oo 28 sano jir ah, ayaa maxkamadda ka hor qirtay inuu Macron dharbaaxay, wuxuuna ficilkaas ku sifeeyay daqiiqad shucuur kacsanayd ah oo uusan horey u soo qorsheynin. Wuxuu tilmaamay in dhacdada ay ka … Continue reading Ninkii dharbaaxay Macron oo Maxkamad la soo taagay, kana hadlay sababta ku kaliftay